(Sawirro) Muuse Biixi & Wafdi uu horkacayo oo saaka u ambabaxay safar dibeda ah

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarkan shaqo oo qaadan doona muddo kooban ayaa isla maanta markay gaaraan dalka Jabuuti weftiga madaxweynuhu waxay la kulmayaan madaxda dalkaas. Ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay xoojinta xiriirka qotada dheer iyo iskaashiga horumarka ee ka dhexeeya … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi & Wafdi uu horkacayo oo saaka u ambabaxay safar dibeda ah